HomeWararKenya oo Dil Ku Xukuntay Nin Caawin Jiray Burcad Badeeda Soomaalida

Kenya oo Dil Ku Xukuntay Nin Caawin Jiray Burcad Badeeda Soomaalida

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Maxkamad ku taala Dalka Kenya ayaa Dil Toogasho ku xukuntay Nin lagu helay inuu Burcad Badeeda Soomaalida uu ka caawiyay Afduubka Gabar Dalxiise ahayd oo ka soo jeeeda Britain. Cali Babitu Kololo oo 35 sano jir ah ayaa lagu helay Dambi ah inuu Kooxda Burcad Badeeda Soomaalida uu ku caawiyay Xogta Judith Tebbutt oo ay […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taala Dalka Kenya ayaa Dil Toogasho ku xukuntay Nin lagu helay inuu Burcad Badeeda Soomaalida uu ka caawiyay Afduubka Gabar Dalxiise ahayd oo ka soo jeeeda Britain.

Cali Babitu Kololo oo 35 sano jir ah ayaa lagu helay Dambi ah inuu Kooxda Burcad Badeeda Soomaalida uu ku caawiyay Xogta Judith Tebbutt oo ay markii dambe qabsadeen Kooxda Burcadaha Badaha.

- Advertisement -

Waxa ay ka dileen Gabadhasi Seygeeda ama Ninkii iyadda qabay,waxana ay iyadda heysteen Muddo dhan Lix Bilood.

Booliska Kenya ayaa aaminsan in Ninkan uu hogaaminayay 5 qof oo Soomaali ah oo hubeysnaa oo qoray Caaradiisa ku qafaashay Judith Tebbutt.

Gabadhasi oo 60 sano jir ah waxa lagu siidaayay markii dambe lacag madax furasho ah oo gaareysay Lix Boqol oo Kun oo ah Boundka Britain.

- Advertisement -

Ninkan Xukun lagu riday oo lagu Magacaabo Cali Babitu Kololo ayay Booliska Xereen Dhowr Saacadood uun kadib markii uu dhacay Weerarkii lagu afduubtay Judith Tebbutt iyo Ninkeeda bishii September Sanadkii 2011kii.

Latest stories