HomeWararShirka Maamul Loogu Dhisayo Gobolada Banadir,Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe oo Ka Furmi...

Shirka Maamul Loogu Dhisayo Gobolada Banadir,Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe oo Ka Furmi Doona Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Dhexe ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in Shirka Maamulka Loogu sameynayo Goboladda Banadir,Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe lagu qaban doono Jowhar. Shirkan ayaa hore loo hadal haayahay in lagu qaban doono midkood Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne balse imminka waxa la shaaciyay in Jowhar Lagu qaban doono. Dowladda Soomaaliya ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Dhexe ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa sheegay in Shirka Maamulka Loogu sameynayo Goboladda Banadir,Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe lagu qaban doono Jowhar.

Shirkan ayaa hore loo hadal haayahay in lagu qaban doono midkood Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne balse imminka waxa la shaaciyay in Jowhar Lagu qaban doono.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa aad ugu taageerta Goboladda Dalka Dhisidda Maamul Goboleedyo Dadka ay u baahan yihiin.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts