HomeWararDowladda Canada oo Ka Hadashay Wiil Soomaali Ah oo Ku Biiray Daacish

Dowladda Canada oo Ka Hadashay Wiil Soomaali Ah oo Ku Biiray Daacish

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Warbaahinta Dalka Canada Ee CBC ayaa Shaacisay in Wiilkii Afaraad Ee Soomaali ah inuu ku biiray Kooxda Daacish,Wiilkas oo ka tagay Magaalada Edmonton Ee Dalka Canada.

Cumar Adan oo Soomaali ah ayaa ku noolaa Magaaladda Edmonton ka hor inta uusan u aadin Waxbarashada Diinta Islaamka Dalka Masar Sanadkii 2013kii.

Dhowr Bilood kadib Safarkiisa Masar waxa uu qoyskiisa kala soo hadlay Dalka Suuriya.

Ehelka Cumar Adan ayaa Warbaahinta CBC Ee Dalka Canada u sheegay in Uu ka shaqeyn jiray Xarunta Fort Mcmurray,Halkas oo ay aaminsan yihiin Qoyskiisa in Xagjir looga dhigay Wiilkooda.

Cumar Adan ayaa noqonaya Qofkii Afaraad ee kamid ah Soomaalida ku nool Magaaladda Edmonton oo ku biiray Kooxda Daacish.

Waxa jira in kabadan 160 qof u dhashay Dalka Canada oo Dagaal u aaday Dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

Horaantii Sanadkan Warbaahinta CBC ayaa tabisay in Seddex qof oo Soomaali Ilmo adeer ahaa lagu dilay Dalka Suuriya waxana ay Dalkasi tageen Bishii October 2013kii.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories