HomeWararMaamulka Degmadda Kaxda oo Sheegay Iney Taageeri Doonan Dadkii Laga Burburiyay Dhismo...

Maamulka Degmadda Kaxda oo Sheegay Iney Taageeri Doonan Dadkii Laga Burburiyay Dhismo Ay Ku Noolayeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha dhinaca Arrimaha Bulshadda ee Maamulka Degmadda Kaxda Guuleed Maxamed Tifow ayaa u sheegay Radio Dalsan in Dib u dajin ay u sameyn doonan qoysaskii laga burburiyay dhismo Dowladda ay sheegtay iney leedahay. Guuleed Maxamed waxa uu intaasi raaciyay in Dowladii shalay laheyd Dhismahan in imminkana ay u baahatay marka sida awgeedna loo baahan yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha dhinaca Arrimaha Bulshadda ee Maamulka Degmadda Kaxda Guuleed Maxamed Tifow ayaa u sheegay Radio Dalsan in Dib u dajin ay u sameyn doonan qoysaskii laga burburiyay dhismo Dowladda ay sheegtay iney leedahay.

Guuleed Maxamed waxa uu intaasi raaciyay in Dowladii shalay laheyd Dhismahan in imminkana ay u baahatay marka sida awgeedna loo baahan yahay in Bulshadda ay tixgelin sameeyaan.

- Advertisement -

Hadalkan ayaa imaanaya iyada oo Shalay Ciidamadda Dowladda ay qoysas badan ay ka burburiyeen Guryo ay sheegeen iney Dowladda leedahay.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts