HomeWararDadka Ku Nool Gobolka Galguduud oo Dalbaday Gurmad Dhinaca Bini'adanimadda

Dadka Ku Nool Gobolka Galguduud oo Dalbaday Gurmad Dhinaca Bini’adanimadda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Qaar kamid ah Dadka ku nool Gobolka Galguduud ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha Bini’aadanimada iney ka caawiyaan dhinaca Nolosha. Gudoomiyaha Gobolka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Galguduud uu garab siin doono dhamaan Dadka ka cabanaya Xaaladda dhinaca nolosha. Dad badan oo ku nool Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar kamid ah Dadka ku nool Gobolka Galguduud ayaa ka codsaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adaha Bini’aadanimada iney ka caawiyaan dhinaca Nolosha.

Gudoomiyaha Gobolka Galguduud ee Bartamaha Soomaaliya Xuseen Cali Wehliye (Cirfo) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Galguduud uu garab siin doono dhamaan Dadka ka cabanaya Xaaladda dhinaca nolosha.

- Advertisement -

Dad badan oo ku nool Gobolka Galguduud ayaa ka cabanaya Xaalad adag oo ah dhinaca Nolosha.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts