HomeWararRa'iisul Wasaare Cumar cabdirashiid oo Booqday Cusbitalka Erdogan ee Magaaladda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Cumar cabdirashiid oo Booqday Cusbitalka Erdogan ee Magaaladda Muqdisho

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta ku booqday Cusbitaalka Digfeer oo markii dambe loo bixiyay Erdogan Hospital qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Jimaha lagu qaadayHotelka Central. Cumar Cabdirashiid ayaa dhawaan gacan qaaday Dadka dhaawacyada Ahaa ee uu Maanta Booqday. Ra’iisul Wasaaraha ayaa u mahadceliyay Maamulka Cusbitaalka dadkasi la seexiyay ee Erdogan […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta ku booqday Cusbitaalka Digfeer oo markii dambe loo bixiyay Erdogan Hospital qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Jimaha lagu qaadayHotelka Central.

Cumar Cabdirashiid ayaa dhawaan gacan qaaday Dadka dhaawacyada Ahaa ee uu Maanta Booqday.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u mahadceliyay Maamulka Cusbitaalka dadkasi la seexiyay ee Erdogan Hospital gaar ahaan dhaqaatiir Turkiyiinta ah.

Latest stories