HomeWararDanjiraha Turkiga U Fadhiya Soomaaliya oo Maanta Gaaray Magaaladda Kismaayo

Danjiraha Turkiga U Fadhiya Soomaaliya oo Maanta Gaaray Magaaladda Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dajiraha Dowladda Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa Maanta gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Dalka Jubadda Hoose. Madaxda Maamulka Jubba ayaa ku soo dhaweeyay Magaaladda Kismaayo Danjire Kani Turan iyadda oo Ammaanka aad loo adkeeyay. Ciidamadda Amisom iyo kuwa Maamulka Jubba ayaa adkeeyay Maanta Ammaanka Kismaayo.

- Advertisement -

Dajiraha Dowladda Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Olgan Bekar ayaa Maanta gaaray Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Dalka Jubadda Hoose.

Madaxda Maamulka Jubba ayaa ku soo dhaweeyay Magaaladda Kismaayo Danjire Kani Turan iyadda oo Ammaanka aad loo adkeeyay.

- Advertisement -

Ciidamadda Amisom iyo kuwa Maamulka Jubba ayaa adkeeyay Maanta Ammaanka Kismaayo.

Latest stories