HomeWararMadaxweynaha Jabuuti oo Goor Dhaw Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jabuuti oo Goor Dhaw Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa goor dhaw ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Adan Cadde. Waxa halkasi ku soo dhaweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubno kale oo Dowladda Ka tirsan. Wariyaha Radio Dalsan Farxiyo Maxamed Xuseen ayaa ku sugan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxii ka soo kordha booqashadda Wafdigasi Halkan ayaad […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa goor dhaw ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Adan Cadde.

Waxa halkasi ku soo dhaweeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubno kale oo Dowladda Ka tirsan.

- Advertisement -

Wariyaha Radio Dalsan Farxiyo Maxamed Xuseen ayaa ku sugan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxii ka soo kordha booqashadda Wafdigasi Halkan ayaad kala socon doontaa.

Latest stories