HomeWararImaaraadka Carabta oo Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Hotel Central u Qaadeysa dibadda

Imaaraadka Carabta oo Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Hotel Central u Qaadeysa dibadda

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, ayaa waxaa uu shegay in dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii shalay ka dhacay Hotelka Centeal ee Magalada Muqdisho ay si toos ah caawimaad dawo ay ugu heli doonaan wadamada dibada gaar ahaan wadanka Isku tag imaaraadka Carabta.

Warka kooban ee ka soo baxay madaxweynaha dalka Imaaradka carabta, ayaa sidoo kale lagu shegay in ay muujinayaan isku xirnaanta ay la leeyihiin shacabka Somalida ah si ay ula dagalamaan Xarakada Al Shabaab. Imaraadka ayaa si kulul u cambaareyay weerarkii lagu qaaday hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho, kaas oo galaaftay nolosha dad gaaraya 25 qof , oo ay ku jireen Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxana ku dhawaacmay xubno sar sare oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Idaacadda Dalsan ayaa ogaatay in Qofkii Shalay isku qarxiyay Hotelka Central ee Magaaladda Muqdisho ay kamid ahayd Shaqaalaha Hotelka gaar ahaan qeybta Soo dhaweynta ee loo yaqaano (Reception).

Il Wareed Xaqiiq ah ayaa Radio Dalsan u sheegay IN Weli Baaritaano Badan ay socdaan. Shaqaale oo katirsan Hotelka shalay qaraxa uu ka dhacay ayaa la xeray si Nabadsugida Soomaaliya ay si sahlan Baaritaanka ay u sameeyeen.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories