HomeWararXasan shiikh oo gudoominaya shir deg deg ah la isku yeeray golaha...

Xasan shiikh oo gudoominaya shir deg deg ah la isku yeeray golaha waziiradda

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

shirka hada ka soconaya xarunta madaxtooyada Somaalia ayaa waxaa la iskugu yeeray golaha Waziirada xukumada Somaalia madaxweyne xasan Shiikh ayaa shir gudoominaya waxaan soo xaadiray xubno ka mid ah golaha cusub ee Raizal wazaare Cumar cabdi Rashiid. kulanka deg deg ah ayaa waxaa diirada lagu saarayaa Qaraxii maanta ka dhacay hotelka central ee Magaalada Muqdisho . […]

- Advertisement -

shirka hada ka soconaya xarunta madaxtooyada Somaalia ayaa waxaa la iskugu yeeray golaha Waziirada xukumada Somaalia

madaxweyne xasan Shiikh ayaa shir gudoominaya waxaan soo xaadiray xubno ka mid ah golaha cusub ee Raizal wazaare Cumar cabdi Rashiid.

- Advertisement -

kulanka deg deg ah ayaa waxaa diirada lagu saarayaa Qaraxii maanta ka dhacay hotelka central ee Magaalada Muqdisho .

kaas oo qasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray masuuliyiin dolwada ka tirsan

iyo waliba dad shacab ah .

Latest stories