HomeWararBooliska Kenya oo Su'aalo Weydiinaya Nin Al Shabab Ay La Xiriiriyeen

Booliska Kenya oo Su’aalo Weydiinaya Nin Al Shabab Ay La Xiriiriyeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamadda Booliska Kenya ayaa Su’aalo weydiinaya Nin ay shegeen inuu maalgelin jiray Xarakadda Al Shabab oo ay Ciidamadda Kenya ku qabteen Magaalo Xeebedka Lamu ee Gobolka Xeebta Dalka Kenya. Ciidamadda Booliska waxa ay sheegeen Mustafa Shebwana Maxamed oo ah Ninka loo heysto inuu taageeray Xarakadda Al Shabab in ay qabteen Saraakiil ka tirsan Kooxda la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Booliska Kenya ayaa Su’aalo weydiinaya Nin ay shegeen inuu maalgelin jiray Xarakadda Al Shabab oo ay Ciidamadda Kenya ku qabteen Magaalo Xeebedka Lamu ee Gobolka Xeebta Dalka Kenya.
Ciidamadda Booliska waxa ay sheegeen Mustafa Shebwana Maxamed oo ah Ninka loo heysto inuu taageeray Xarakadda Al Shabab in ay qabteen Saraakiil ka tirsan Kooxda la dagaalanka Argagixisadda.
Booliska ayaa dabagal ku haayay dhowr Bilood Mustafa Shebwana oo ay Kenya aamisan tahay inuu ka dambeeyay in dhalinyaradda Kenya lagu qanciyo ku biirista Al Shababka Soomaaliya.
Sarkaal An Magaciisa la sheegin ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka Shiinaha ee Xinhua in Booliska Kenya ay aaminsan yihiin In Ninkasi uu tababar Militiri uu ku soo qaatay Dalka Soomaaliya.
Madaxa qaadiga Mombasa Stephen Riech ayaa Warbaahinta u sheegay in Weli baaritaan lagu haayo Mustafa Shebwana oo loo heysto tuhun ah inuu xiriir la lahaa Al Shabab.
La tuhunsanahan waxa lagu eedeyay inuu Weeraro ka qorsheynaayay Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts