HomeWararGuddiga Dib U Heshiisiinta oo Ku Baaqay in La Joojiyo Dagaalada ka...

Guddiga Dib U Heshiisiinta oo Ku Baaqay in La Joojiyo Dagaalada ka Jira Goboladda Dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ugu baaqay dhamaan dhinacyada ku dagaalamaya Goboladda Dalka Soomaaliya iney joojiyaan Dagaaladda oo ay gaaraan Xal keeni kara Nabad iyo Xasilooni. Gudoomiyaha Guddigasi Ismaaciil Macalin Muuse ayaa sheegay in dadka Soomaalida imminka looga baahan yahay iney ka shaqeeyaan Nabada halkii ay ku mashquuli lahaayeen Dagaal iyo Xasilooni darro. Waxa uu […]

- Advertisement -

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ugu baaqay dhamaan dhinacyada ku dagaalamaya Goboladda Dalka Soomaaliya iney joojiyaan Dagaaladda oo ay gaaraan Xal keeni kara Nabad iyo Xasilooni.

Gudoomiyaha Guddigasi Ismaaciil Macalin Muuse ayaa sheegay in dadka Soomaalida imminka looga baahan yahay iney ka shaqeeyaan Nabada halkii ay ku mashquuli lahaayeen Dagaal iyo Xasilooni darro.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha in Sanadkii hore ay guul fiican ka sameeyeen dhex dhexaadinta Beelo kuwa dagaalamay Goboladda Hiiraan iyo Shabeelada Hoose.

Dalka Soomaaliya weli waxa ka dhaca Dagaalo u dhexeeya maleeshiyo beeleed colaad ay ka dhaxeyso.

Latest stories