HomeWararMaamulka Degmada Warsheekh oo Ku Amray Shirkadaha Iney Isdiiwaangeliyaan

Maamulka Degmada Warsheekh oo Ku Amray Shirkadaha Iney Isdiiwaangeliyaan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Gudoomiye ku xigeenka Dhinaca Siyaasadda iyo Amniga Degmadda Warsheekh Maxamed Cali Yuusuf ayaa Radio Dalsan u sheegay in dhamaan Hey’adda iyo Shirkadaha ka howlgala Degmadasi ay maamulkooda isku diiwaangeliyaan.

Waxa uu ku hanjabay Gudoomiye Ku Xigeenka In Cidii aan iska diiwaangelin aan loo ogolaan doonin iney halkasi ka howlgasha.

Maamulka Degmada Warsheekh ayaa bilaabay diiwaangelinta Shirkadaha Kaluumeysiga iyo hey’adaha kale ee ka howlgala Degmadasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories