HomeWararMaalmo Kadib Khaadka oo Maanta Dib Loo Keenayo Dalka Soomaaliya

Maalmo Kadib Khaadka oo Maanta Dib Loo Keenayo Dalka Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Diyaarada gaaraya 16 oo hore u keeni jiray khaadka ayaa Maanta dib u bilaabaya Duulimaadkooda Muqdisho ay ku imaan jireen Seddex cisho kadib markii la joojiyay. Muran weyn oo ka taagnaa qiimaha ay ku soo iibiyaan Ganacsatada khaadka iyo lacagta canshuurta oo badan awgeed ayaa loo joojiyay khaadkii la keeni jiray Dalka balse Maanta Dib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarada gaaraya 16 oo hore u keeni jiray khaadka ayaa Maanta dib u bilaabaya Duulimaadkooda Muqdisho ay ku imaan jireen Seddex cisho kadib markii la joojiyay.

Muran weyn oo ka taagnaa qiimaha ay ku soo iibiyaan Ganacsatada khaadka iyo lacagta canshuurta oo badan awgeed ayaa loo joojiyay khaadkii la keeni jiray Dalka balse Maanta Dib ayaa loo bilaabayaa kadib heshiis ay wada gaareen Ganacsatada khaadka iyo Beeraleyda khaadka ee Dalka Kenya.

- Advertisement -

Heshiiska waxa uu ku saabsan yahay qiimo dhimis weli aan si rasmi ah loo xaqiijin karin inta uu la egyahay lkn la isku afgartay.

Khaadka ayaa dhibaato weyn ku haaya Dalal Soomaaliya ay ku jirto.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts