HomeWararHooyo Soomaaliyeed oo Codsatay In La Caawiyo Gabar Ay Dhashay oo Xanuunsaneysa

Hooyo Soomaaliyeed oo Codsatay In La Caawiyo Gabar Ay Dhashay oo Xanuunsaneysa

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Hooyo Xaawo Adan oo kamid ah Hooyooyinka Soomaaliyeed ayaa ka codsatay Ummada Soomaaliyeed iyo Hey’adaha Caalamiga iney caawiyaan Gabar yar oo ay dhashay.

Xaliimo Ismaaciil Maxamed oo ah Gabadha Xanuunsaneysa waxa ay jirtaa 17 Cisho.

- Advertisement -

Waxa ay ka saxarootaa kana kaadidaa hal Xubin oo kaliya oo malahan Xubin ay ka saxarooto.

Waxa ay ku dhalatay Xaliimo Ismaaciil Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeeladda Hoose balse Imminka waxa ay ku sugan tahay Muqdisho.

Fadlan Cidii u gargaareysa Gabadhasi waxa ay la xiriiri kartaa

- Advertisement -

0616659905 oo uu leeyahay qof ehelkasi ka tirsan.


IMG_20150218_115040 IMG_20150218_115045 IMG_20150218_115051 IMG_20150218_115145 IMG_20150218_115152 IMG_20150218_115230 IMG_20150218_115234 IMG_20150218_115237 IMG_20150218_115243

 

Latest stories