HomeWararUrurada Bulshadda Rayidka oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Nolosha Dadkii Ka Barakacay...

Ururada Bulshadda Rayidka oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Nolosha Dadkii Ka Barakacay Guriceel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Hey’adda Nabadda iyo Isku xerka Arrimaha Bini’aadanimada Ee (INXA) Marwo Sahro Maalin ayaa Walaac ka muujisay Xaaladda Dhinaca Bini’aadanimada Dadkii Ka Barakacay Degmadda Guriceel. Waxa ay sheegtay in Dad badan ay ku dhinteen Guriceel,kuwa kalena ay ku barakaceen. Gudoomiyaha INXA waxa ay shaaca ka qaaday in loo baahan yahay in laga fikiro nolasha Dadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Hey’adda Nabadda iyo Isku xerka Arrimaha Bini’aadanimada Ee (INXA) Marwo Sahro Maalin ayaa Walaac ka muujisay Xaaladda Dhinaca Bini’aadanimada Dadkii Ka Barakacay Degmadda Guriceel.

Waxa ay sheegtay in Dad badan ay ku dhinteen Guriceel,kuwa kalena ay ku barakaceen.

- Advertisement -

Gudoomiyaha INXA waxa ay shaaca ka qaaday in loo baahan yahay in laga fikiro nolasha Dadkii ka barakacay Guriceel oo imminka qaarkood ay ku nool yihiin nolol aad u liidata.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts