HomeWararMaamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe oo Ku Baaqay in Shirkadaha Aysan Xarumahooda Ku...

Maamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe oo Ku Baaqay in Shirkadaha Aysan Xarumahooda Ku Keydin Shidaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyaha Dhinaca Maaliyadda ee Maamualka Gobolka Shabeeladda Dhexe Xasan Cabdullahi Xaaji ayaa ka codsaday Shirkadaha Waaweyn ineysan Xarumahooda ku keydin Shidaalka. Waxa uu intaasi Raaciyay Gudoomiyaha in Shirkadaha looga baahan yahay iney ka soo qaataan Shidaalka Goobaha loogu talo galay. Hadalkan ayaa imaanaya iyadda oo uu shalay Dab ka kacay Dhismaha Xarunta Shirkadda Hormuud balse […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Dhinaca Maaliyadda ee Maamualka Gobolka Shabeeladda Dhexe Xasan Cabdullahi Xaaji ayaa ka codsaday Shirkadaha Waaweyn ineysan Xarumahooda ku keydin Shidaalka.

Waxa uu intaasi Raaciyay Gudoomiyaha in Shirkadaha looga baahan yahay iney ka soo qaataan Shidaalka Goobaha loogu talo galay.

- Advertisement -

Hadalkan ayaa imaanaya iyadda oo uu shalay Dab ka kacay Dhismaha Xarunta Shirkadda Hormuud balse markiiba waxa lagu guuleystay in la damiyo.War Ibraahim Cali Nuur

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts