HomeWararDhageysiga Dacwada Saxafiyiinta Idaacadda Shabeelle oo Markii Afaraad Dib Loo Dhigay

Dhageysiga Dacwada Saxafiyiinta Idaacadda Shabeelle oo Markii Afaraad Dib Loo Dhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa Maanta markii Afaraad waxa ay dib u dhigtay dhageysiga Dawcadda loo heysto Saxafiyiin u shaqeynayay Idaacadaha Shabeelle iyo SKY FM ee Magaaladda Muqdisho. Qareenadda u doodayay Saxafiyiinta Idacaada Shabeelle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay ineysan ku qancin Go’aanka mar kale dib loogu dhigay dhageysiga Eedeymaha Saxafiyiinta kala ah Maxamed Bashiir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banadir ayaa Maanta markii Afaraad waxa ay dib u dhigtay dhageysiga Dawcadda loo heysto Saxafiyiin u shaqeynayay Idaacadaha Shabeelle iyo SKY FM ee Magaaladda Muqdisho.

Qareenadda u doodayay Saxafiyiinta Idacaada Shabeelle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay ineysan ku qancin Go’aanka mar kale dib loogu dhigay dhageysiga Eedeymaha Saxafiyiinta kala ah Maxamed Bashiir Xaashi,Maxamuud Maxamed Daahir(Carab) iyo Wariye Axmed Cabdi Xasan.

- Advertisement -

Sido kale Milkiilaha Idaacadaha Shabeelle iyo SKY FM C/Maalik Yuusuf Maxamuud ayaa kamid ah Saxafiyiinta loo hesyto Dacwadda.

saxafiyiinta ayaa xiran muddo dheer waxana weli hawada ka maqan Idaacadaha SKY FM iyo Shabeelle

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts