HomeWararAmisom oo Qalab Ku Wareejisay Ciidamadda Booliska Ee Magaaladda Baydhabo

Amisom oo Qalab Ku Wareejisay Ciidamadda Booliska Ee Magaaladda Baydhabo

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidamada Booliska AMISOM gaar ahaan qeybta seddexaad ee Magaalada Baydhabo, ayaa noocyo kala duwan oo qalab ah oo ay ka mid yihiin Camera, ugu deeqay dhigooda ciidanka Booliska soomaalida ee magaladaasi, si loo xoojiyo beey yiraahdeen baarista dambiyada.
Major Cise Cali, oo ah madaxa Waaxda Baarista Dambiyada ee Saldhiga Booliska Baydhabo ayaa isagoo ka wakiil ah ciidamada booliska Soomaaliyeed u gudoomay qalabka.
Waxaa goobjoog ka ahaa xaflada wareejinta qabka taliyaha saldhiga Magaalada Muqtar Ibrahim iyo ku xigeenkiisa Cali Salaad.
Taliyeyaasha Magaaladda Baydhobo, ee gobolka Bay ayaa ugu mahad celiyay ciidamada AMISOM sida ay ugu muujiyeen taagerada, iyagoona dhanka kale sheegay in camera-da gaar ahaan ay ka caawineyso ururinta iyo kaydinta sawirada la xiriir dambi baarista.
“ Kaamerada waxaa ay naga caawineysaa inta badan tirakoobka dambiyada aan baarno, waxaan xitaa aan sameyn karnaa wixii iminka ka biloowda Documentation la xiriira hanaanka aan baaritaanka uwajahnay” ayeey yiraahdeen taliyhaasha Police-ka Magalada Baydhabo.
Theresa Awelo, oo ahaa hogaamiyaha kooxda Booliska AMISOM ee qalabka ku wareejiyay dhigooda Police-ka somalida ee Baydhabo, ayaa dhankiisa waxaa uu shegay in ciidanka ay xooga saari doonaan, baaritaanada danbiyaha, ay shacabkooda ku qanci doonaan.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories