La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%
Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.
Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.
Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Kuwa Amisom ayaa lagu soo Waramayaa in maanta oo Jimco ah ay Howlgal ka wadaan magaalada Kismaanyo ee Xarunta gobolka...
Ciidamada Amisom ee ku sugan Gobolka Shabelada Hoose ayaa fadhiisimo cusub waxaa ay ka sameysteen deegaanka Farxaane oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose.
Deeganka farxaane...