HomeWararDhageyso: Hawlgal lagu xaqiijinaayo amaanka oo Ka Soconaya Magaalada Kismaanyo

Dhageyso: Hawlgal lagu xaqiijinaayo amaanka oo Ka Soconaya Magaalada Kismaanyo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Kuwa Amisom ayaa lagu soo Waramayaa in maanta oo Jimco ah ay Howlgal ka wadaan magaalada Kismaanyo ee Xarunta gobolka Jubadda Hoose. Saraakiisha Howlgalka Qeybta ka ah ayaa sheegaya in howlgalka lagu soo qab-qabtay tiro dhalinyaro ah kuwaas oo la sheegay inay kamid yihiiin Dagaalamayaasha Al-Shabaab.  

- Advertisement -

Ciidamada Maamulka Jubaland iyo Kuwa Amisom ayaa lagu soo Waramayaa in maanta oo Jimco ah ay Howlgal ka wadaan magaalada Kismaanyo ee Xarunta gobolka Jubadda Hoose.

Saraakiisha Howlgalka Qeybta ka ah ayaa sheegaya in howlgalka lagu soo qab-qabtay tiro dhalinyaro ah kuwaas oo la sheegay inay kamid yihiiin Dagaalamayaasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

 

Latest stories