Xiriirka K/cagta qaraadda Afrika ee “The Confederation of African Football (CAF)†waxay u magacaabeen Garsoorayaal Soomaali ah inay dhexdhexaadiyaan ciyaarta Kooxaha K/cagta ee Gormahia...
Maanta ayuu qorsuhu ahaa in Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir oo ay ka socdaan Ciyaaraha Maamul Goboleedyada in ay ku wada Ciyaaraan Ciyaartoy kala...
Waxaa berri lagu wadaa in garooka Wiish ee magaalada Muqdisho ka dhaco kulanka u dambeeyay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18.
Kulanka ayaa dhex mari doona kooxda...
Orod-yahan Mo Farah ayaa ku dhawaaqay inay isaga iyo Qoyskiisa dib ugu soo laaban doonaan magaalladda London oo uu ilaa yaraantiisa ku noolaa.
Orod-yahanka oo...
Weeraryahanka kubadda Cagta ee Naadiga Real Madrid iyo xulka dalka Purtuqal ayaa ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ee Sandkaan 2017.
Munaasabad ka dhacday Magaalada london...