HomeCiyaarahaMaxaa laga filan karaa Ciyaarta Beri ee Kooxaha kubadda Koleyga Heegan iyo...

Maxaa laga filan karaa Ciyaarta Beri ee Kooxaha kubadda Koleyga Heegan iyo Dekedda?

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Waxaa berri lagu wadaa in garooka Wiish ee magaalada Muqdisho ka dhaco kulanka u dambeeyay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18. Kulanka ayaa dhex mari doona kooxda horyaalka daafaceysa Heegan iyo kooxda Dekedda. Heegan ayaa si dirqi ah uga soo adkaatay Dekedda kulanki wareega hore ee labada koox kadib ciyaar kusoo idlaatay 50-52, waxayna kali ku noqotay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa berri lagu wadaa in garooka Wiish ee magaalada Muqdisho ka dhaco kulanka u dambeeyay horyaalka kubadda Koleyga 2017-18.

Kulanka ayaa dhex mari doona kooxda horyaalka daafaceysa Heegan iyo kooxda Dekedda.

- Advertisement -

Heegan ayaa si dirqi ah uga soo adkaatay Dekedda kulanki wareega hore ee labada koox kadib ciyaar kusoo idlaatay 50-52, waxayna kali ku noqotay hogaanka oo ay si wadajir ah u hayeen.

Labada koox ayaa dhammaan guuleystay kulamadii ay horyaalka ka ciyaareen wareega labaad waxaana horyaalka 30 dhibcood ku hogaamineysa Heegan, halka Dekedda ay leedahay 29 dhibcood.

Dekedda ayaa dhibco ahaan dhalisay 1060 dhibcood,waxaana laga dhaliyay 464, waxaana dhicbaha ugu badan u dhaliyay Cabdifitaax Maxamed Macoow Buukaale oo dhaliyay 309 dhibcood isaga ayaana ah dhaliyaha ugu sareeya tartanka.

- Advertisement -

Dekedda waxay dhalisay 1056 dhibcood waxaana laga dhaliyay 620 dhibcood, dhicaha gu badna waxaa u saxiixay Cabulqaadir Muuse Cusmaan Naani dhaliyay 244 dhibcood.

Heegan waa kooxda Horyaalka daafacaneysa waxayna ku guuleysatay labadii horyaalka ee laso dhaafay.

Dekedda ayaa dhankeeda raadineysa horyaalki u horeeyay kadib 2012.

Hadii ay Heegan guuleysato waxay ku guuleysaneysaa Horyaalka, basle haddii ay Dekedda adkaato waxaa dib loo ciyaari doonaa kulan kale oo fiinaal ah.

Haddii hanashada Horyaalka lagu kala baxo waxaa garoonak Wiish lagu bixin doonaa abaalmarinada kooxaha iyo ciyaartoydii ugu wanaagsanaa tartanka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts