HomeCiyaarahaDaawo:-Madaxweyne Farmaajo oo qadka Taleefoonka kula hadlay xulka 17-jirada Soomaaliya

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo qadka Taleefoonka kula hadlay xulka 17-jirada Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qadka taleefoonka kula hadlay ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena oo Galabta Ciyaar adag la leh Xulka dalka Tanzania. Madaxweyne Farmaajo ayaa intii qadka kula hadlayay ciyaartoyda iyo Macalinmooda waxa uu ku dhiirageliyey in ay dadaalkooda siiwadaan si ay Magaca ugu soo hooyaan Shacabka Soomaaliyeed. Waxa uu u sheegay in ummadda […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qadka taleefoonka kula hadlay ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena oo Galabta Ciyaar adag la leh Xulka dalka Tanzania.

Madaxweyne Farmaajo ayaa intii qadka kula hadlayay ciyaartoyda iyo Macalinmooda waxa uu ku dhiirageliyey in ay dadaalkooda siiwadaan si ay Magaca ugu soo hooyaan Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Waxa uu u sheegay in ummadda Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ay u soo duceyn doonaan,isla markaana ay Magac u soo hooyeen Ummadda Soomaaliyeed.

Hoos Ka Daawo muuqaalka Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay Macalinka Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories