HomeCiyaarahaRonaldo oo ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ee Sanadkan

Ronaldo oo ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ee Sanadkan

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Weeraryahanka kubadda Cagta ee Naadiga Real Madrid iyo xulka dalka Purtuqal ayaa ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ee Sandkaan 2017. Munaasabad ka dhacday Magaalada london ayaa Cristiano Ronaldo Sanadkii labaad oo xiriir ah lagu gudoonsiiyay. Ronaldo ayaa ka guulestay Ciyaaryahanada Lionel Messi oo u Ciyaara Kooxda Barcelona iyo Neymar oo isna u safta Naadiga BSG,Ama […]

- Advertisement -

Weeraryahanka kubadda Cagta ee Naadiga Real Madrid iyo xulka dalka Purtuqal ayaa ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ee Sandkaan 2017.

Munaasabad ka dhacday Magaalada london ayaa Cristiano Ronaldo Sanadkii labaad oo xiriir ah lagu gudoonsiiyay.

- Advertisement -

Ronaldo ayaa ka guulestay Ciyaaryahanada Lionel Messi oo u Ciyaara Kooxda Barcelona iyo Neymar oo isna u safta Naadiga BSG,Ama Paris St- Germain.

Tababaraha Naadiga Real Madrid Zanadine Zidane ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay guusha uu gaaray Cristiano Ronaldo Sanadkii labaad oo xiriir ah.

Cristiano Ronaldo ayaa xagaagii hore suurtageliyay in Kooxda Real Madrid ay ku guuleysato Koobka Horyaalada Yurub iyo la liigaha Spain.

- Advertisement -

32 jirkaan u dhashay wadanka Purtuqaal ayaa waqtiga intiisa badan waxa uu gelayaa dhanka Kubadda Cagta si ay soo warinayaan Jaraa’idyada ka soo baxa dalkaasi Spain.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories