HomeCiyaarahaCiyaar Galabta dhex mari laheyd xulalka Jubbaland iyo Galmudug oo baaqatay

Ciyaar Galabta dhex mari laheyd xulalka Jubbaland iyo Galmudug oo baaqatay

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Maanta ayuu qorsuhu ahaa in Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir oo ay ka socdaan Ciyaaraha Maamul Goboleedyada in ay ku wada Ciyaaraan Ciyaartoy kala meteleysa Maamulada Jubbland iyo Galmudug balse la sheegay in ay baaqatay. Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Dalsan u xaqiijiyay in Ciyaartaas ay Maanta dib ugu dhacday […]

- Advertisement -

Maanta ayuu qorsuhu ahaa in Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir oo ay ka socdaan Ciyaaraha Maamul Goboleedyada in ay ku wada Ciyaaraan Ciyaartoy kala meteleysa Maamulada Jubbland iyo Galmudug balse la sheegay in ay baaqatay.

Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Dalsan u xaqiijiyay in Ciyaartaas ay Maanta dib ugu dhacday Sababo la xiriira Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Xerada Ciidanka Booliiska ee Jenaraal Kaahiye ee degmada Xamar Jajab.

- Advertisement -

In kastoo aan weli la shaacin xiliga rasmiga ah ee Ciyaartaan baaqatay la ciyaaro doono ayaa hadana Ciyaartoyda labada dhinac ee ku wada jira Group-ka A,lagu wargeliyay in Ciyaartaas dib loo dhigay.

Maadaama Maanta ay Ciyaartaas baaqatay Jimacada Beri ahna ay jiraan ciyaaro kale ayay u badan tahay in Ciyaarta Maanta baaqatay la Ciyaaro inta lagu guda jiro Maalmaha fasaxa.

Maalinta Berito ah oo Jimco ah ayaa waxaa wada Ciyaari doonaan Ciyaartoyda labada Maamul goboleed ee Puntland iyo Koofur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories