HomeCiyaarahaOrod-yahanka caanka ee Somali-Britishka oo sheegay inuu ka soo guuri doono Maraykanka

Orod-yahanka caanka ee Somali-Britishka oo sheegay inuu ka soo guuri doono Maraykanka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Orod-yahan Mo Farah ayaa ku dhawaaqay inay isaga iyo Qoyskiisa dib ugu soo laaban doonaan magaalladda London oo uu  ilaa yaraantiisa ku noolaa.

Orod-yahanka oo sannooyinkii la soo dhaafay deggaanaa magaalladda Portland ee Gobalka Oregon ee dalka Maraykanka   ayaa sheegay inuu ku soo laabanayo London, halkaasi oo uu Tababarka ku qaadan doono.

- Advertisement -

Waxa uu beeniyey in go’aanka uu kaga soo tegayo dalka Maraykanka u sabab tahay Eededeymaha loo soo jeedinayo Tababarihiisa Alberto Salasar.

Mo Farah oo 4 jeer qaatay Biladaha Dahabka ee Orodada Caalamka ayaa sheegay inay isaga iyo Qoyskiisa u xiiseen magaalladda  London

Si kastaba ha ahaatee, Go’aanka uu Mo Farah kaga soo dhoofayo Maraykanka ayaa ku soo beegantay isagoo horey culays ugala kulmay Amarkii Xayiraadii Socdaalka ee uu Donald Trump bilowgii sannadkan ku soo rogay dadka Muslimiinta ee ka soo kala jeeda 6-dal oo ay Somalia ka mid tahay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories