HomeWararDeg Deg : Gudoomiye Ku Xigeenka Wadajir oo La Dilay (Dhageyso)

Deg Deg : Gudoomiye Ku Xigeenka Wadajir oo La Dilay (Dhageyso)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo Hubeysan ayaa Goor dhaw ku toogtay Magaaladda Muqdisho Gudoomiye Ku Xigeenka Degmadda Wadajir Cabdifatax Barre Guure iyo Askari ilaalo u ahaa. Rag Hubeysan ayaa Rasaas ku furay Gaariga Gudoomiye Ku Xigeenka oo Marayay Xaafadda Nasteexo Ee Degmadda Wadajir. Weerarka Gudoomiyaha lagu dilay waxa sheegatay Xarakadda Al Shabab Ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya. Afhayeenka Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo Hubeysan ayaa Goor dhaw ku toogtay Magaaladda Muqdisho Gudoomiye Ku Xigeenka Degmadda Wadajir Cabdifatax Barre Guure iyo Askari ilaalo u ahaa.

Rag Hubeysan ayaa Rasaas ku furay Gaariga Gudoomiye Ku Xigeenka oo Marayay Xaafadda Nasteexo Ee Degmadda Wadajir.

- Advertisement -

Weerarka Gudoomiyaha lagu dilay waxa sheegatay Xarakadda Al Shabab Ee ka dagaalanta Dalka Soomaaliya.

Afhayeenka Gobolka Banadir Cabdifatax Cumar Xalane  ayaa sidasi u xaqiijiyay Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts