HomeWararJaamacada City oo sheegtay in Qaraxi maanta kaga dhaawacmeen 13 Ardey Ah...

Jaamacada City oo sheegtay in Qaraxi maanta kaga dhaawacmeen 13 Ardey Ah darawalkoodini u ku geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jaamacada city aya sidan ugu qoray fariin ay facebookooda so dhigeen Anago  ku hadlayna magaca maamulka, shaqaalaha iyo ardayda Jaamcadda City, waxaan tacsi u diraynaa dhammaan intii ay wax ku gaareen qaraxii maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho. Jaamacadda City waxay si gaar ah wax uga soo gaareen ka dib markii mid ka mid ah basaska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jaamacada city aya sidan ugu qoray fariin ay facebookooda so dhigeen

Anago  ku hadlayna magaca maamulka, shaqaalaha iyo ardayda Jaamcadda City, waxaan tacsi u diraynaa dhammaan intii ay wax ku gaareen qaraxii maanta ka dhacay magaaladda Muqdisho.

- Advertisement -

Jaamacadda City waxay si gaar ah wax uga soo gaareen ka dib markii mid ka mid ah basaska Jaamacadda oo meesha qaraxu ka dhacay ag marayey uu dhib ka soo gaarey. Waxaa halkaa ku geeriyoodey, Alla ha u naxariistee walaalkeen Cabdirashid Jacaylow oo ka mid ahaa shaqaalaha Jaamacadda oo buska wadey. Waxaa kaloo, Ilaahay mahadiis ah, in dhaawacyo fudud gaareen saddex iyo toban arday oo ka mid ah kuwii saarnaa baska jaamacadda.

Waxaan tacsi u diraynaa qoyska walaalkeen Cabdirashid Jacaylow iyo qoyska Jaamacadda City. Waxaan leenahay, waxaa na lah Ilaahay SWT, waxaanan ku noqonayn xagga Ilaahay. Waxaan kaloo caafimaad degdeg ah u rajaynaynaa intii dhaawacantay. Maamulka Jaamacadda ayaa idinla socodsiin doona wixii soo kordha Inshallah.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts