HomeWarar(Dhageyso) Dad abaarta darteed ugu dhintay duleedka Muqdisho iyo Gurceel

(Dhageyso) Dad abaarta darteed ugu dhintay duleedka Muqdisho iyo Gurceel

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

xili dalsan ay siyaabo kala duwan ugu xaqiijiyeen dad ku sugan duleedka magalada Muqdisho iyo dagmada Gurceel halkaa oo inta badan ay gaareen dadka ay abaarta sida aadka ah u saameesay. mid kamid ah kaamamka ku yaala duleedka magalada Muqdisho ayaa shaley waxaa soo gaaray qoosas ay saameesay abaarta mid kamid ah dadkaas ayaana maqrinimadii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

xili dalsan ay siyaabo kala duwan ugu xaqiijiyeen dad ku sugan duleedka magalada Muqdisho iyo dagmada Gurceel halkaa oo inta badan ay gaareen dadka ay abaarta sida aadka ah u saameesay.

mid kamid ah kaamamka ku yaala duleedka magalada Muqdisho ayaa shaley waxaa soo gaaray qoosas ay saameesay abaarta mid kamid ah dadkaas ayaana maqrinimadii caawa ku dhintay kaamka ay ku sugnaayeen dadkaas, sidaasna waxaa Dalsan u xaqiijisay Xaawo Cali Maxamed oo dadkaas dib udajin u sameesay.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso codka Xaawo

dhinaca kale wararka aan kaheleeno dagmada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ku dhawaad 5-ruux ay ku dhinteen kaam ku yaala duledka magaladasi.

dadka dhintay ayaa waxa ay kamid ahaayeen dad barakacyaal ah oo abaarta ay saameesay.

- Advertisement -

C/laahi Maxamuud oo kamid ah dadka ku sugan Gurceel booqdayna dadkaas ayaa Dalsan u xaqiijiyay arinka wuxuuna sidoo kale sheegay in ay aad u liidato xalada dadka kale ee soo gaaray Gurceel.

Halkan hoose ka dhageyso codka C/laahi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts