HomeWararQM oo walaac ka muujisay falalka isir-nacaybka ee lagu hayo Qaxootiga ku...

QM oo walaac ka muujisay falalka isir-nacaybka ee lagu hayo Qaxootiga ku nool dalka Koonfurta Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan yihiin weeraradda iyo boobka ku salaysan Isir-nacayb oo ay Burcadda Koonfurta Afrika ku boobayaan hantida dadka Qaxootiga ee ku nool dalkaasi. Wakiil-gobaleedka Hay’adda UNHCR ee dalka Koonfurta Afrika, Nkweta-Salami, ayaa sheegtay inay Qaxootiga u soo gudbiyeen cabasho iyo inay naftooda u baqayaan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan yihiin weeraradda iyo boobka ku salaysan Isir-nacayb oo ay Burcadda Koonfurta Afrika ku boobayaan hantida dadka Qaxootiga ee ku nool dalkaasi.

Wakiil-gobaleedka Hay’adda UNHCR ee dalka Koonfurta Afrika, Nkweta-Salami, ayaa sheegtay inay Qaxootiga u soo gudbiyeen cabasho iyo inay naftooda u baqayaan.

- Advertisement -

Waxay ugu baaqday Dowladda Koonfurta Afrika in wax laga qabto dadka boobka ku haya hantida dadkaasi.

Ilaa afar Qaxooti Shisheeye ah ayaa la dilay, haka kumanaan kalena labadii isbuuc ee la soo dhaafay laga barakiciyey goobihii ganacsiga ee ay ku lahaayeen nawaaxiga magaalladda Darbin,

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Koonfurta Afrika, Jakob Zuuma ayaa ku baaqay in la joojiyo qalalaasaha, wuxuuna ku amray Saraakiisha Waaxda Arrimaha gudaah iyo Boliska inay ka wada shaqeeyaan sidii loo joojin lahaa weeraraddaasi, lana xoojiyo Sharciga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts