HomeWararDhismaha Xayndaabka lagu kala qeybinayo Xuduudka Somalia iyo Kenya oo la bilaabay

Dhismaha Xayndaabka lagu kala qeybinayo Xuduudka Somalia iyo Kenya oo la bilaabay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Madaxa Waaxda Socdaalka ee dalka Kenya, Gordon Kihalangwa ayaa shaaciyey inay bilaabeen derbiga dheer ee ay ugu talagaleen in looga hortego Weeraradda Alshabaab ku qadaan dalkaasi. Waxa uu intaasi ku daray in dhismaha derbigaasi laga bilaabay xuduudka  Mandera, lana sii marsiin doono Degmooyinka Wajeer, Garissa iyo Laamu, kuna ekaan doono Xuduudka Beled-xaawo ee Somalia. “Mashruucaasi […]

- Advertisement -

Madaxa Waaxda Socdaalka ee dalka Kenya, Gordon Kihalangwa ayaa shaaciyey inay bilaabeen derbiga dheer ee ay ugu talagaleen in looga hortego Weeraradda Alshabaab ku qadaan dalkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray in dhismaha derbigaasi laga bilaabay xuduudka  Mandera, lana sii marsiin doono Degmooyinka Wajeer, Garissa iyo Laamu, kuna ekaan doono Xuduudka Beled-xaawo ee Somalia.

- Advertisement -

“Mashruucaasi waxaa maalgelinaysa Xukuumadda, waxaana loogu talagalay in looga hortago Weeraradda Alshabaab, Tahriinbayaasha iyo soo-gudbinta hubka fudud” ayuu yiri Mas’uulkaasi oo intaasi ku daray in Kaameerooyin lagu xirayo Gidaarkaasi oo uu dhererkiisu noqonayo 700 oo KM.

Latest stories