HomeWararMaraykanka oo laga codsaday in Ciiddanka Kenya laga saaro gudaha Soomaaliya

Maraykanka oo laga codsaday in Ciiddanka Kenya laga saaro gudaha Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD, Raila Odinga iyo Kalonza Musyoka ayaa sheegay inay doonayaan inuu Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama iyo Dolwaddiisa taageero ka geystaan sidii Askarta Kenya uga soo huleeli lahaayeen Hawlgalka AMISOM. Labadaasi Hoggaamiye waxay hadalkaasi ku sheegeen  Kulan ay la qaateen Senatoro ka tirsan Maraykanka oo haatan booqasho ku jooga magaalladda Nairobi, iyagoo sheegay inaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD, Raila Odinga iyo Kalonza Musyoka ayaa sheegay inay doonayaan inuu Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama iyo Dolwaddiisa taageero ka geystaan sidii Askarta Kenya uga soo huleeli lahaayeen Hawlgalka AMISOM.

Labadaasi Hoggaamiye waxay hadalkaasi ku sheegeen  Kulan ay la qaateen Senatoro ka tirsan Maraykanka oo haatan booqasho ku jooga magaalladda Nairobi, iyagoo sheegay inaan loo baahnayn inay Ciiddanka Kenya lagu sii hayo gudaha Somalia.

- Advertisement -

Labada Hoggaamiye ee ugu tunka weyn Mucaaradka Kenya waxay tilmaameen in khasaaro iyo xanuun ba’an laga dhaxlay joogitaankooda.

Dhinaca kale, Senator Chris Koonis iyo Kiristeen Gilibrand oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka, waxay u gogol-xaarayaan safarka uu Madaxweyne Obama ku imaanayo dalka Kenya bisha July ee sannadkan.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts