HomeWararAmisom oo Qalab Ku Wareejisay Ciidamadda Booliska Ee Magaaladda Baydhabo

Amisom oo Qalab Ku Wareejisay Ciidamadda Booliska Ee Magaaladda Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Booliska AMISOM gaar ahaan qeybta seddexaad ee Magaalada Baydhabo, ayaa noocyo kala duwan oo qalab ah oo ay ka mid yihiin Camera, ugu deeqay dhigooda ciidanka Booliska soomaalida ee magaladaasi, si loo xoojiyo beey yiraahdeen baarista dambiyada.Major Cise Cali, oo ah madaxa Waaxda Baarista Dambiyada ee Saldhiga Booliska Baydhabo ayaa isagoo ka wakiil ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliska AMISOM gaar ahaan qeybta seddexaad ee Magaalada Baydhabo, ayaa noocyo kala duwan oo qalab ah oo ay ka mid yihiin Camera, ugu deeqay dhigooda ciidanka Booliska soomaalida ee magaladaasi, si loo xoojiyo beey yiraahdeen baarista dambiyada.
Major Cise Cali, oo ah madaxa Waaxda Baarista Dambiyada ee Saldhiga Booliska Baydhabo ayaa isagoo ka wakiil ah ciidamada booliska Soomaaliyeed u gudoomay qalabka.
Waxaa goobjoog ka ahaa xaflada wareejinta qabka taliyaha saldhiga Magaalada Muqtar Ibrahim iyo ku xigeenkiisa Cali Salaad.
Taliyeyaasha Magaaladda Baydhobo, ee gobolka Bay ayaa ugu mahad celiyay ciidamada AMISOM sida ay ugu muujiyeen taagerada, iyagoona dhanka kale sheegay in camera-da gaar ahaan ay ka caawineyso ururinta iyo kaydinta sawirada la xiriir dambi baarista.
“ Kaamerada waxaa ay naga caawineysaa inta badan tirakoobka dambiyada aan baarno, waxaan xitaa aan sameyn karnaa wixii iminka ka biloowda Documentation la xiriira hanaanka aan baaritaanka uwajahnay” ayeey yiraahdeen taliyhaasha Police-ka Magalada Baydhabo.
Theresa Awelo, oo ahaa hogaamiyaha kooxda Booliska AMISOM ee qalabka ku wareejiyay dhigooda Police-ka somalida ee Baydhabo, ayaa dhankiisa waxaa uu shegay in ciidanka ay xooga saari doonaan, baaritaanada danbiyaha, ay shacabkooda ku qanci doonaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts