HomeWararDEG DEG :Ku dhawaad 80 Xildhibaan oo sheegay iney isbadal-doon yihiin oo...

DEG DEG :Ku dhawaad 80 Xildhibaan oo sheegay iney isbadal-doon yihiin oo hada shir uga socdo hotel Jazeera (Sawiro)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shir ciwaankiisu yahay “Shirka Talo-wadaaga xildhibaanada ” ayaa hada ka soconaya hotel Jazeera waxaana wariyaheena oo goobta jooga uu soo sheegayaa in xildhibaanada lagu qiyaasi akro ilaa 80 xildhibaan oo u badan xildhibaanada ka soo horjeeda musharax Xasan Shiikh.   Shirka oo diirada lagu saarayo faragalin ay shegeen iney Itoobiya ku heysso arimaha doorashada ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir ciwaankiisu yahay “Shirka Talo-wadaaga xildhibaanada ” ayaa hada ka soconaya hotel Jazeera waxaana wariyaheena oo goobta jooga uu soo sheegayaa in xildhibaanada lagu qiyaasi akro ilaa 80 xildhibaan oo u badan xildhibaanada ka soo horjeeda musharax Xasan Shiikh.

 

- Advertisement -

Shirka oo diirada lagu saarayo faragalin ay shegeen iney Itoobiya ku heysso arimaha doorashada ayaa waxaa xildhibaanada jooga ka mid ah Fiqi, Goodax,Sagal iyo kuwa kaloo badan oo dhamaantood looga bartay iney olole ugu jireen isbadal dalka ka dhaca.

 

Xildhibaanada madasha fadhiya ayaa laf-ahaantooda isku musharax wadan , waxaana u badan xildhibaanada Cumar C/rashiid , Sheikh Shariif iyo Farmaajo.

- Advertisement -

 

Siyaasi goobta jooga oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in xildhibaanada meesha fadhiya ay madashan ugu talagaleen iney cududooda muujiyaan .

 

Wali ma jiro musharax ka qeybgal kulanka caawa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts