HomeWararDEG DEG :Xasan Sheikh "Kuwi badda gatay aya jaakado so xirtay si...

DEG DEG :Xasan Sheikh “Kuwi badda gatay aya jaakado so xirtay si ay dalka u hogaamiyaan “

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Shir Jaraaíd oo uu goor dhaweyd qabtay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud waxuuna kaga hadlay arinta dooda badda ee Kenya iyo Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa ku eedeeyey CC , Sheikh Sharif  iyo C/raxmaan C/shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay havana rabaan iney dalka xukumaan.   “Walaalayaal feejignaada oo ka fekera coda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir Jaraaíd oo uu goor dhaweyd qabtay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud waxuuna kaga hadlay arinta dooda badda ee Kenya iyo Soomaaliya

Xasan Sheikh ayaa ku eedeeyey CC , Sheikh Sharif  iyo C/raxmaan C/shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay havana rabaan iney dalka xukumaan.

- Advertisement -

 

“Walaalayaal feejignaada oo ka fekera coda dalka u dhiibaneysaan hogaankeeda “ayu yiri Xaan Shiikh.

 

- Advertisement -

Waxa uu sheegay ineysan qof naceyb ka aheyn balse dadka Soomaaliyeed ay tahay iney gartaan xaalada lagu jiro iyo dadka ay talada u dhiibanayaan iney iska hubiyan khalifyaadkooda.

La soco warbixinta oo dhamaystiran iyo codka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts