HomeWararMaamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo sheegay In Xal Laga Gaaray xiisad ka...

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo sheegay In Xal Laga Gaaray xiisad ka Taagneed Dagmada Cadale.

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmad Meyre Makaraan ayaa sheegay in xal rasmi ah laga gaaray xiisad Dagaal oo Maalmihii aanu soo Dhaafnay ka taagneed Degmada Cadale iyo Deegaanada Ku Dhow ee Gobolkaasi. Waxa uu tilmaamay in Nabadoonada Degaanka ay kala Shaqeeyeen Daminta Xisadaasi oo udhaxeysay Maleeshiyo Beeleed Halkaasi kuwada Sugnaa. Gudoomiye Meyre ayaa Tagay Tuulada […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmad Meyre Makaraan ayaa sheegay in xal rasmi ah laga gaaray xiisad Dagaal oo Maalmihii aanu soo Dhaafnay ka taagneed Degmada Cadale iyo Deegaanada Ku Dhow ee Gobolkaasi.

Waxa uu tilmaamay in Nabadoonada Degaanka ay kala Shaqeeyeen Daminta Xisadaasi oo udhaxeysay Maleeshiyo Beeleed Halkaasi kuwada Sugnaa.

- Advertisement -

Gudoomiye Meyre ayaa Tagay Tuulada Buqdheere si uu xaliyo Xiisadaas waxaana uu ka hadlay sida ay ku bilaabatay markii hore Colaadaasi oo uu xusay in Dhalinyaro  ay ka bilaatay islamarkaan Arinta sikale loo Dhigay balse Hada uu ku guuleestay Maamulku in laga hortago Faafida Xiisadaas.

Waxa uu shegay Gudoomiyaha Shabeelaha Dhexe Qasaaraha Ka dhashay Xiisada inuu yaryahay islamarkaana dhaawac usoo Gaaray Laba Dhalin Yara ah.

Xaalada Ayaa Hada Dagan waxana Lakala qaaday Ciidaamadii Sida Uu Dalsan  uxaqiijiyey Gudoomiyaha Maamulka Shabeelaha Dhexe.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories