HomeWararDibad Bax Lagu Taageerayo Go’aanka Maxakamada ICJ Oo Lagu Qabanayo Muqdisho.

Dibad Bax Lagu Taageerayo Go’aanka Maxakamada ICJ Oo Lagu Qabanayo Muqdisho.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Taalada Daljirka Dahsoon Ee Degmada Boondheere waxa lagu wadaa Goordhaw inuu ka dhoco Banaanbax lagu taageeraayo Go’aankii  Shalay Galab Kasoo baxay Maxakamada Cadaalada Dunida ee ku Aadanaa  Kiiska Bada oo ay Maxkamadu sheegtay inay xukmin karaan muranka Xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Qaban Qaabinaya Dibad Baxa Sida uu Qurshuhu yahay waxaana isugu […]

- Advertisement -

Taalada Daljirka Dahsoon Ee Degmada Boondheere waxa lagu wadaa Goordhaw inuu ka dhoco Banaanbax lagu taageeraayo Go’aankii  Shalay Galab Kasoo baxay Maxakamada Cadaalada Dunida ee ku Aadanaa  Kiiska Bada oo ay Maxkamadu sheegtay inay xukmin karaan muranka Xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Qaban Qaabinaya Dibad Baxa Sida uu Qurshuhu yahay waxaana isugu imaan Doona Fagaaraha Daljirka Boqolaal Dadweyne oo ka kala imaanaya Degmooyinka Gobolka sida ay Dalsan  ka Heshay Ilo ku Dhow Maamulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Wararka kale aynu Heleyno Ayaa Sheegaya in Madaxwene Xassan  Sheikh Maxamuud Lagu Wado Inuu Ka Qeybgalo Banaanbaxaasi oo shacabku kula Hadlo halkaasi Xili uu soo Dhaweeyey Go’aanka Maxkamada.

Horey waxa Magaalada  Muqdisho Uga Dhacay Banaan Bxayo Ka Dhan ah Sheegashada Kenya Ee Bada waxaana Shacabku ay Muujiyeen sida ay uga Xunyihin Boobka Bada ay ku Heyso Dowlada Kenya.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories