HomeWararDEG DEG:- Dibad Bax Lagu Taageerayo Maxkamada ICJ Oo Muqdisho Ka Bilaawday

DEG DEG:- Dibad Bax Lagu Taageerayo Maxkamada ICJ Oo Muqdisho Ka Bilaawday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxa Hada ka bilaawday Fagaaraha Daljirka Dahsoon Ee Magalada Muqdisho Bananbax Lagu Taageerayo Go’aanka Maxakamada Cadaalada Dunida Ee Muranka Bada  Soomaaliya Iyo Kenya  oo ay Maxakamdu  sheegtay inay xukmin karaan Muranka Xuduud-baddeedka ee Somalia iyo Kenya. Waxa Taalada Dajirka Dahsoon ku sugan Shacab Fara Badan oo isaga Kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaana ay Wataan Boorar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxa Hada ka bilaawday Fagaaraha Daljirka Dahsoon Ee Magalada Muqdisho Bananbax Lagu Taageerayo Go’aanka Maxakamada Cadaalada Dunida Ee Muranka Bada  Soomaaliya Iyo Kenya  oo ay Maxakamdu  sheegtay inay xukmin karaan Muranka Xuduud-baddeedka ee Somalia iyo Kenya.

Waxa Taalada Dajirka Dahsoon ku sugan Shacab Fara Badan oo isaga Kala yimid Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaana ay Wataan Boorar ay ku Xardhanyihin Ereyo Ka Dhan ah Damaca Dowalada Kenya Ee Bada.

- Advertisement -

Qaar kamid ah Fanaaninta Muqdisho ay Hada heeso gobaaba ah ka Qaadaya Fagaarha Daljirka Kuwaasoo Shacbka Lawadaagaya Dareenka ay Qabaan.

Waxa lagu wadaa in Madaxda Gobolka Banaadir ay Goordhow Tagaan  Madash si ay Halkaasi kula  Hadlaan Shacbka Isugu Yimid Iyaado Lafilayo In Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud uu Tago Madashaas Si uu Dibad Baxa Ugula Qeyb Galo Shacabka Muqdisho.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts