HomeWararC/raxmaan C/Shakuur "Waxaan ugu baaqayaa Soomaalida madax iyo shacab in ay meel...

C/raxmaan C/Shakuur “Waxaan ugu baaqayaa Soomaalida madax iyo shacab in ay meel uga soo wada jeestaan difaaca dalka Bad iyo Beri intaba”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qaraal uu Facebookiisa soo dhigay Musharax madaxweyne C/raxmaan C7Shakuur ayu ku sheegay inuu  soo dhowaynayo go’aanka Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ku aadan dacwada Badda. Musharax C/raxmaan C/Shakuur oo la thumb inuu ahaa wasiirki saxiixay heshiiska ayaa qoraalkiisa ku sheegay “Sida ku cad lifaaqa hoose, Maxkamadu waxay sheegtay in MoU 2009 kii la saxiixay uu khuseeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraal uu Facebookiisa soo dhigay Musharax madaxweyne C/raxmaan C7Shakuur ayu ku sheegay inuu  soo dhowaynayo go’aanka Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ku aadan dacwada Badda.

Musharax C/raxmaan C/Shakuur oo la thumb inuu ahaa wasiirki saxiixay heshiiska ayaa qoraalkiisa ku sheegay

- Advertisement -

“Sida ku cad lifaaqa hoose, Maxkamadu waxay sheegtay in MoU 2009 kii la saxiixay uu khuseeyey continental shelves (Qalfoof Badeed) wax xiriir ahna uusan la lahayn muranka Xadka Badda, kaasoo ay dawlada Kenya sanadkii 2005 kaligeed iska cabiratay ”

Ugu dambeyn ayuu diray fariin ah in uu ka  dalbanayo Maxkamada in ay cadaalada u hiiliso. Waxaan ugu baaqayaa Soomaalida madax iyo shacab in ay meel uga soo wada jeestaan difaaca dalka Bad iyo Beri intaba.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts