HomeWararShirkadda Viber oo Wicitaan Lacag la’aan (Landline & Mobiles) u fududeysay Dalalka...

Shirkadda Viber oo Wicitaan Lacag la’aan (Landline & Mobiles) u fududeysay Dalalka uu saameeyey Xayiraadda Socdaalka ee Trump.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wicitaanka Mobaylada ee app Viber ayaa noqotay Shirkaddii ugu dambaysay ee Taageero siinaysa dadka ay dhibaatadda ka soo gaartay Amarka Donald Trump ee uu ku xayiray Safarkii lagu tegi jirey Maraykanka. Shirkadda Viber waxay saakayto ku dhawaaqday inay lacag la’aan ka dhigtay Wicitaanka Viberka ee Mobaylada iyo Talefoonka Laynka ee dalalka laga xayiray Safarka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wicitaanka Mobaylada ee app Viber ayaa noqotay Shirkaddii ugu dambaysay ee Taageero siinaysa dadka ay dhibaatadda ka soo gaartay Amarka Donald Trump ee uu ku xayiray Safarkii lagu tegi jirey Maraykanka.

Shirkadda Viber waxay saakayto ku dhawaaqday inay lacag la’aan ka dhigtay Wicitaanka Viberka ee Mobaylada iyo Talefoonka Laynka ee dalalka laga xayiray Safarka iyo Maraykanka.

- Advertisement -

Dalalka lacag la’aanta Viberka looga wici karo Mobaylada iyo Laynka waxaa ka mid ah Somalia, Sudan, Syria, Libya, Yemen, Iraq iyo Iran.

Sidaas si la mid ah Wicitaanka Viberka ee Apps-ka kale iyo Wicitaanka Tooska ee Macaamiisha Viber-ka had iyo jeer waa Lacag La’aan.

Balse, Wicitaanka Laynka ama Mobaylka ee isticmaalka Adeega Via the “Viber Out” waxa uu kuugu kacayaa Kharaj haddaad isticmaasho.

- Advertisement -

Viber waxay si degdeg ah  ugu taageertay Wicitaan Lacag La’aan ah Goballadda ay dhibaataysay Xayiraadda Socdaalka ee Donald Trump ku soo rogay 7 dal oo Muslimiin ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts