HomeWararDEG DEG ” 50 Askar oo Kenyaan ah ayaan ku dilnay...

DEG DEG ” 50 Askar oo Kenyaan ah ayaan ku dilnay Weerarkii Kulbiyoow walina wu soda” Afhayeenka Alshabab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Dhinaca Howlagala Alshabaab Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Weerarkii saakay Dagaalyahanadooda ay kuq aadeen Saldhiga Ciidamada Kenya ku leeyihiin Deegaanka Kulbiyow ay ku dileen in kabadan 50 Askari oo kenyaati ah.   wuxuu sheegay in faah faahinta hordhaca ah ee ay ka heleen qasaaraha dagaalka ayaa waxa uu sheegay in Hada ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Dhinaca Howlagala Alshabaab Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in Weerarkii saakay Dagaalyahanadooda ay kuq aadeen Saldhiga Ciidamada Kenya ku leeyihiin Deegaanka Kulbiyow ay ku dileen in kabadan 50 Askari oo kenyaati ah.

 

- Advertisement -

wuxuu sheegay in faah faahinta hordhaca ah ee ay ka heleen qasaaraha dagaalka ayaa waxa uu sheegay in Hada ay mareyso 57 askari oo Ciidamada Kenya ka tirsan waa sidii Afhayeenka sheegtay.

 

Afhayeenka dhinaca Howlagalada Alshabaab wuxuu sheegay in Dagaalka ay ku qabsadeen tobaneeyo gaadiid dagaal iyo Xeradii Ciidanka Kenya ay ka sameysteen Duleedka Deegaanka Kulbiyoow ee Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

 

Deegaanka Kulbiyoow waxa uu hoostaga Dagmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose oo dhawaan Ciidamo Huwan ah ay shabaab kala wareegeen Waloow Markii dambe ay Ciidanka isaga baxeen shabaabkiina dib ula wareegeen.

 

Weerarka wuxuu dhacay Watqi hore oo Saakay oo Jimco ah waxaana uu la mid yahay Weerarkii shabaab ay Sanad ka hor ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo kaasi oo qasaaro badan uu ka soo gaaray Ciidamada Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts