HomeWararAlshabaab oo qabsatay Saldhigii Ciidamada Kenya ee Kulbiyow iyo Askar Keynaan ah...

Alshabaab oo qabsatay Saldhigii Ciidamada Kenya ee Kulbiyow iyo Askar Keynaan ah oo lagu laayay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar culus ku qabsadeen xeradii ciidamada Kenya ee AMISOM ku lahaayeen Degaanka Kulbiyow, degmada Badhaadhe ee gobolka J/hoose. Weerarka oo aroortii ku bilowday laba qarax oo ismiidaamin ah ayaa waxaa xigay dagaal socday ku dhowaad 2 saacadood oo qasaare balaaran dhaliyay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar culus ku qabsadeen xeradii ciidamada Kenya ee AMISOM ku lahaayeen Degaanka Kulbiyow, degmada Badhaadhe ee gobolka J/hoose.

Weerarka oo aroortii ku bilowday laba qarax oo ismiidaamin ah ayaa waxaa xigay dagaal socday ku dhowaad 2 saacadood oo qasaare balaaran dhaliyay.

- Advertisement -

Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in Alshabaab ay gebi ahaan la wareegeen xerada Kulbiyow oo ciidamada Kenya ay kula dagaalameen iyadoo xerada lagu laayay askar fara badan oo Kenyaan ah.

Alshabaab ayaa sheegtay inay dishay 57 askari, halka dadka degaanka ay arkeen meydadka 29 milateriga Kenya la tirsan.

Xaaladda ayaa kacsan iyadoo xerada Kulbiyow ay gubaneyso, waxayna Alshabaab dab qabadsiiyeen gawaarida ciidamada Kenya ee xerada yaalay iyaagoo kaxeysay qaar kale.

- Advertisement -

Goobjooge.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts