HomeWararDEG DEG :Ninki hogaaminayey weerarki Hotel Dayax oo la aqoonsaday (Sawiro)

DEG DEG :Ninki hogaaminayey weerarki Hotel Dayax oo la aqoonsaday (Sawiro)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta Shabaab ayaa faafisay magaca ninki hogaaminayey weerarki hotel Dayax ee shalay waxana ay ku sheegeen C/raxmaan Fatxi oo horey ugh mid ahan jiray ciidamada jubland C/raxmaan aya ka so baxsaday Kismayo mark uu delay taliyihi nabadsugida Jubaland oo uu ilaalo u ahaa . Nankan ayaa la sheegay inuu wade ka ahaa gaariga weyn ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Shabaab ayaa faafisay magaca ninki hogaaminayey weerarki hotel Dayax ee shalay waxana ay ku sheegeen C/raxmaan Fatxi oo horey ugh mid ahan jiray ciidamada jubland

C/raxmaan aya ka so baxsaday Kismayo mark uu delay taliyihi nabadsugida Jubaland oo uu ilaalo u ahaa .

- Advertisement -

Nankan ayaa la sheegay inuu wade ka ahaa gaariga weyn ee ku qarxay iridka hotelka , waxaana uu hogaaminayey hawlgalka oo ay ku naafwaayeen dad gaaraya 25 qof 50 kalena ay ku dhaawacmneen.

Qaraxi shaley ayaa ahah mid ka mid ah qaraxyadi ugu weynaa ee ka dhaca Muqdsho .

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts