HomeWararShariif Sheekh Axmed oo noqday Musharixii koowaad ee isdiiwaan galiya iyo Kormeer...

Shariif Sheekh Axmed oo noqday Musharixii koowaad ee isdiiwaan galiya iyo Kormeer oo uu ku tagay Hotelkii shalay la weeraray.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shiikh Shariif Sheekh Axmed Mdaxweynihii hore ee Dowladii KMG iminkana ah Musharax u taagan xilka Madaxtinimada ayaa maanta noqday Musharixii koowaad ee la diiwaan galiyo. Gudiga qaban qaabada doorashada ayaa iclaamiyay in maanta ay bilaabatay diiwaan galinta Musharixiinta waxaana xafiiskooda ay ku qaabileyn Musharixii koowaad. Xubno ku dhaw Shariif Sheekh axmed ayaa Redio Dalsan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shiikh Shariif Sheekh Axmed Mdaxweynihii hore ee Dowladii KMG iminkana ah Musharax u taagan xilka Madaxtinimada ayaa maanta noqday Musharixii koowaad ee la diiwaan galiyo.

Gudiga qaban qaabada doorashada ayaa iclaamiyay in maanta ay bilaabatay diiwaan galinta Musharixiinta waxaana xafiiskooda ay ku qaabileyn Musharixii koowaad.

- Advertisement -

Xubno ku dhaw Shariif Sheekh axmed ayaa Redio Dalsan u xaqiijiyay in Sheef Shariif Maanta isdiiwaan galiyay oo noqday Mushirii koowaad oo is diiwaan galiyo.

Dhinaca kale Sheekh Shariif waxaa uu maanta kormeer ku tagay Hotel Dayax oo shalay weerar khasaaro badan geestay uu ka dhacay.

Sheikh shariif ayaa gudaha u galay Hotelka isga la kulmay maamulka Hotelka.

- Advertisement -

Dhinace Kale Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif waxa uu Cisbitaalka Madiina ku booqday dhibanayaashii ku waxyeeloobay Weerarkii Hotel Dayax isaga oo warbixin la xiriirta xaalada caafimaad ee bukaanada ka dhageystay Maamulka cisbitaalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts