HomeWararSanetor Muse Suudi “Musharax Gaar ah ayaan doonayaan in xilka Madaxweynaha uu...

Sanetor Muse Suudi “Musharax Gaar ah ayaan doonayaan in xilka Madaxweynaha uu ku guuleesto.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid ah xubnaha aqalka sare ayaa sheegay in xildhibaanadu ay kala taagersanyihiin Musharixiinta u tartama Xilka Madaxweynaha. Waxaana uu sheegay in Xildhibaanadu ay isugu jiraan kuwo lawado iyo kuwo doonaya Musharax Gaar isgaan uu kamid yahay Xubnaha doonaya in uu guuleesto Musharax gaar ah. Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasbad casho sharaf […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muuse Suudi Yalaxoow oo kamid ah xubnaha aqalka sare ayaa sheegay in xildhibaanadu ay kala taagersanyihiin Musharixiinta u tartama Xilka Madaxweynaha.

Waxaana uu sheegay in Xildhibaanadu ay isugu jiraan kuwo lawado iyo kuwo doonaya Musharax Gaar isgaan uu kamid yahay Xubnaha doonaya in uu guuleesto Musharax gaar ah.

- Advertisement -

Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasbad casho sharaf aheed oo Xalay Gudoomiyaha Gobolka banaadir Yuusuf Jimcaale ku casuumayay Xubnaha aqalka sare .

Sanetor Yalaxoow ayaan carabaabin Musharaxa uu doonayo in uu guuleesto.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts