HomeWararDEG DEG Gudoomiyihi sariflayaasha Hargeysa oo xabsiga ku geeriyooday

DEG DEG Gudoomiyihi sariflayaasha Hargeysa oo xabsiga ku geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyihii sariflayaasha Hargeysa oo shalay lagu xiray xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa saaka geeriyooday Cabdullaahi Cali Barre oo aan ila hadda la caddaynin sababta geeridiisa waxa loo xiray arrinta sicir bararka sarifka oo isaga iyo sariflayaal kale ka soo horjeesteen go’aanka maamulka Somaliand Wariyaheena magaalda Hargeisa ayaa soo sheegaya in Barre uu xanuunsanayey marki ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyihii sariflayaasha Hargeysa oo shalay lagu xiray xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa saaka geeriyooday

Cabdullaahi Cali Barre oo aan ila hadda la caddaynin sababta geeridiisa waxa loo xiray arrinta sicir bararka sarifka oo isaga iyo sariflayaal kale ka soo horjeesteen go’aanka maamulka Somaliand

- Advertisement -

Wariyaheena magaalda Hargeisa ayaa soo sheegaya in Barre uu xanuunsanayey marki ay ciidamada xirayeen loofa aaneynayo geeridiisa inuu arintaas u geeriyooday

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts