HomeWararTiro madaafiic ah oo qasaaro ka dhashay oo maanta lagu garaacay Buulo-Mareer.

Tiro madaafiic ah oo qasaaro ka dhashay oo maanta lagu garaacay Buulo-Mareer.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sh/Hoose(Radio Dalsan):- wararka ka’imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in galabdhicii maanta tiro madaafiic ah Al-shabaab ay ku garaaceen xiro ciidmada Amisom ee kuleeyihiin duleedka deegaanka Buulo-Mareer gobolka Shabeelada Hoose. madaafiicda qaar ayaa lasheegay in ay ku dhacday gudaha deegaanka Buulo-Mareer mid kamid ah madaafiicdana uu waxyeelo gaarsiiyay halqoys oo guri kuwada sugnaa waxaana lasheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sh/Hoose(Radio Dalsan):- wararka ka’imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in galabdhicii maanta tiro madaafiic ah Al-shabaab ay ku garaaceen xiro ciidmada Amisom ee kuleeyihiin duleedka deegaanka Buulo-Mareer gobolka Shabeelada Hoose.

madaafiicda qaar ayaa lasheegay in ay ku dhacday gudaha deegaanka Buulo-Mareer mid kamid ah madaafiicdana uu waxyeelo gaarsiiyay halqoys oo guri kuwada sugnaa waxaana lasheegay qasaaraha qoyska in ay tahay dhimashada hal-qof iyo dhaawaca tiro kabadan 4-ruux sidaasina waxaa Dalsan u’sheegay kusimaha gudoomiyaha dagmada Kuntuwaareey ee hoostagto Buulo-Mareer Muxudiin Khaliif Caliyow

- Advertisement -

dhanka kale gudoomiyaha ayaa xaqiijiyay in ciidamada Amisom ay iyagana ku jawaabeen madaafiic kale kaas ay ku garaaceen goobaha ay Al-shabaab madaafiicda ka soo tuurayeen

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts