HomeCaalamkaJeneral u dhashay dalka Syria oo lagu dilay qarax ka dhacay duleedka...

Jeneral u dhashay dalka Syria oo lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Dimishiq.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kooxda La-socodka Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee dalkaasi ayaa sheegtay  in Jeneralka iyo 8 Askari lagu dilay miino lagu aasay meel hul ah oo ku taalla Degmadad Xarasta oo dhanka W/bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Dimishiq. Tirada dhimashadda ayaa laga cabsi qabaa inay sii korodho, iyadoo ay jiraan dad dhaawac ah oo xaalladoodu aad u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda La-socodka Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee dalkaasi ayaa sheegtay  in Jeneralka iyo 8 Askari lagu dilay miino lagu aasay meel hul ah oo ku taalla Degmadad Xarasta oo dhanka W/bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Dimishiq.

Tirada dhimashadda ayaa laga cabsi qabaa inay sii korodho, iyadoo ay jiraan dad dhaawac ah oo xaalladoodu aad u liidato.

- Advertisement -

Waxaa kaloo aan weli la ogeyn halka ay ku dambeeyeen 15-kale oo ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay.

Dhinaca kale, Milliteriga Maraykanka waxay duqeeyeen bar-tilmaameedyo ay Kooxda Daacish ku leeyihiin meel ku dhow Degmadda Albaab ee dalka Syria.

Duqeyntaasi ayaa timid  maalmo kadib, markii ay Dowladda Turkiga sheegtay inaysan Isbahaysiga Maraykanka daacad ka ahayn Hawlgalka lagula jiro Kooxda Daacish-ta ku sugan dalka Syria.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Maraykanka ee fadhigiisu yahay magaalladda Baqdaad, Kolonel John Dorrian ayaa tilmaamay inay maalmihii la soo dhaafay duqeeyeen 4 bar tilmaameed oo muhiim u ahaa Kooxda Daacish.


©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts