HomeCaalamka(SAWIRO): Ugu yaraan 50 qof oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Xero...

(SAWIRO): Ugu yaraan 50 qof oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Xero Qaxooti oo ku taalla Nigeria.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shaqaalaha Samafalka ee Hay’adda Dhakhaatiirta Aan Xuduudka Lahayn ee MSF  ayaa sheegay in 52 qof lagu dilay weerarkaasi oo ka dhacay Xero Qaxooti oo ku taalla Deegaanka Raan ee Waqooyiga Fog ee Gobalka Borno oo ay Kooxda Boko Haram ku xooggan yihiin. Duqeyntaasi ayaa dhacday xilli Qaxootiga loo qeybinayey raashin, iyadoo lagu dhaawacay 120-qof oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shaqaalaha Samafalka ee Hay’adda Dhakhaatiirta Aan Xuduudka Lahayn ee MSF  ayaa sheegay in 52 qof lagu dilay weerarkaasi oo ka dhacay Xero Qaxooti oo ku taalla Deegaanka Raan ee Waqooyiga Fog ee Gobalka Borno oo ay Kooxda Boko Haram ku xooggan yihiin.

Duqeyntaasi ayaa dhacday xilli Qaxootiga loo qeybinayey raashin, iyadoo lagu dhaawacay 120-qof oo 12 ka mid ahaayeen Shaqaale u shaqeeya Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Nigeria.

- Advertisement -

Taliyaha Ciiddanka Nigeria, Lucky Irabor ayaa sheegay in duqeyntaasi u dhacday si kedis ah, wuxuuna tilmaamay in lagu dilay dad rayid ah, laguna dhaawacay Shaqaale Samafal oo ay ku jiraan qaar u dhashay Nigeria oo u shaqeeya Hay’adaha Samafalka ee MSF iyo ICRC.

Waxa uu intaasi ku daray inay 2 Askari ku dhaawacantay duqeyntaasi sida qaldan loola beegsaday Xeradda Qaxootiga.

s

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts